Murtida Maanta iyo Mr Been
MUUSOW (GABAY)
SIIRADII RASUULKA SCW IYO QISADII BAXIIRA
Murtida Maanta iyo Danyare Miskiin Alaale
Barnaamijka Diirada Todobaadka. Yaa kadambeeyay Qaraxii Shalay?
DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA SCW
QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB
Barnaamijka Diirada Todobaadka Malasocotaa in Gobolada Bay iyo bakool laga bilaabay in lagubo kitaabka Qur’aanka? (Qiso Dhab ah)
Qabuura Faagista Shabaab iyo Qaaya tirista Diinta
Cadaalad Darada Al-shabaab Canbaareyn uma Baahnee, cudud ayay u Baahantahay iyo Ciidan iska Celiya!!!
SOMALI LINKS
04:00 GMT
ahlusunna
bbcsomali
Dalkanews
Dayniile
goobjoog
Hiiraan
hiiran.com
Horyaal Software
Maaryaa
Mowliid.com
Mustaqiim
Shaaficiyah
Somalitalk
SomaliTalk
SOMTV
sultan.org/a
Waagacusub.com
NON SOMALI LINKS
الجزيرة Aljazeera
العربية Alrabiya
الصوفية Al-Suufiyah
BBC Arabic
Bouti
[ 2010-03-08]    Kacaankii kahortaga khawaarijta iyo siduu ku bilowday (Qeybta 2aad)
 
Sawir

 Q-2aad


 


Waxaan uga hadalay qormadii hore qaabkii uu ku bilowday kacaankii kahortaga khawarijta iyo in ay ahaayeen ragii bilaabay dhalinyaro kakooban sideed.


Hadaba dagaal markuu bilaaowdo wuxu leeyahay tabo ugaar ah  oo looga gaashaanto dhibaatooyinka kadhalan kara,sida; in aad go aansato in aad weerar qaado, difaac gasho,baqo dirir,kudhufoo kadhaqaaq,amaba in aad go aansato in aad dibugurasho samayso si aad mar kale dib isugusoo abaabusho,intaan oo dhan waxay kadhasha guul iyo khasaare dagaal labadaba. lakin mid kastoo aad kudhaqaaqdaba hadaad kagaarto ujeedaad kalahayd waxaa lagutiriyaa  inu u yahay guul dagaal.


Hadaba bilowgii dagaalkii 2-11-2008 waxay Ahlu-sunna u ahayd maalin wayn waayo waxaa bilowday dagaalkii uguhoreeyay ee ahlusuna lagasho khawaarij kaasoo  socday ilaa 3-11-2008.


Qiimayntii kowaad oo kasoobaxday dagaalkaas aya noqotay dhowr qodob  oo ah:


Kobaad in laguguulaystay wareegii kowaad ee dgaalka cashar lama ilaawaanana loodhigay al – habaab.


Tan labaad aya ah  in la ogaaday in laladagaalami karo al –habaab.


Iyo tan sadexaad oo ah in lo diyaar garoobo dagaal dheer oo lalagalo isbahaysiga mooryaan diineedka.


Dagaalka markuu gaaray maalintii 3-aad ayay ciidamadii Ahlusuna ee sideeda ahaa waxay go aansadeen in ay dib ugurasho xeelad dagaal ugabaxaan magaalada si ay dib isugusoo abaabulaan uguna diyaargaroobaan dagaal dheer oo ay lagalaan al -habaab.


Saqda dhexe ee hamaynkii 3-aad ayay magaalda dhinaca waqooti ugabaqooleen qaab aad uheersareeya oo ah dib ugurasho aan dhiig kudaadan.taas taariikhda dagaalka mid lamidi ah ay dhacday Dagaalkii Mutah oo Khaalid ibnulwalid (RC) lagalay isbahaysigii gaalada.


Sida laguyaqaano taariikhda dagaalada ayaa ah hadii ciidan damco in uu dib ugarasho sameeyo waxaa ku dhacda wax layiraahdo dabagoosi ciidan oo ah in uu cadowgu kafaaiidaysto xiliga dib ugurashada gaarsiiyana khasaare ba’an,balse ilahay mahadiis iyo taaktikada milatari oo ay isticmaalieen owgeed waxay kuguulaysten iyadoon cadowgu ogaan in ay kabaxaan magaalada lana baxaan waxay saanad lahaayeen.


Waxay gaareen tuulada bali howd oo ay go anasadeen in ay kadhigtaan saldhig ay dib isugusoo abaabulaan,iyadoo ay halkaas kusoodhaweeyeen ansaar ahlusunna waljamaaca oo ah dadka dagan deegaanka xeraale ,kuwaas oo hiil iyo hooba lagarab istagaay walaalahooda soohijrooday.


Durbadiiba waxay bilaabeen dib isuhbayn,abaabul xoogan  iyo ciidan aruursi.


Waxaana halkaa kabilowday aas aaskii kowaad ee ciidanka ahlusunna waljamaaca kaasoo noqday guutada lagumagacaabo ashacariya


Abaabulkaas ayaa in kayar mudo bil dhalay mirihii lagsugayay waxaa daafha dunida kayeeray baaq iyo qaylo dhaano ahlusuna wal jamaaca ,waxaa soogaaray saraakiil sarsare  waxaa bilowday dib u jaangoynta qaabka ciidan ee ahlusunna yeelanayso.


20-11-2000  waxaa dhamaaday qabanqaabadii iyo diyaar garowgii ciidan waxayna u diyaargaroobeen dhamaystirka kacaankii kahortaga khawaarijta.


ILAAHOW  UNAXARIISO SHUHADADA AHLU-SUNNA WAL-JAMAACA JIDKII AY BILAABENA KADHIG MID WAARA.AAMIIN.


Lasoco Q-3aad


Xaajis aalax


Xaajisaalax_5@hotmail.com

Sawir
Sawir
Email : bibisoftware@gmail.com
Copy right © Galgaduud News Online 2007- 2010 powered by Horyaal Software Solutions