Murtida Maanta iyo Mr Been
MUUSOW (GABAY)
SIIRADII RASUULKA SCW IYO QISADII BAXIIRA
Murtida Maanta iyo Danyare Miskiin Alaale
Barnaamijka Diirada Todobaadka. Yaa kadambeeyay Qaraxii Shalay?
DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA SCW
QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB
Barnaamijka Diirada Todobaadka Malasocotaa in Gobolada Bay iyo bakool laga bilaabay in lagubo kitaabka Qur’aanka? (Qiso Dhab ah)
Qabuura Faagista Shabaab iyo Qaaya tirista Diinta
Cadaalad Darada Al-shabaab Canbaareyn uma Baahnee, cudud ayay u Baahantahay iyo Ciidan iska Celiya!!!
SOMALI LINKS
04:00 GMT
ahlusunna
bbcsomali
Dalkanews
Dayniile
goobjoog
Hiiraan
hiiran.com
Horyaal Software
Maaryaa
Mowliid.com
Mustaqiim
Shaaficiyah
Somalitalk
SomaliTalk
SOMTV
sultan.org/a
Waagacusub.com
NON SOMALI LINKS
الجزيرة Aljazeera
العربية Alrabiya
الصوفية Al-Suufiyah
BBC Arabic
Bouti
[ 2010-03-06]    Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo shaaciyay in dowladdu ay dhawaa
 
 

Dowladda Soomaaliya waxay waddaa qorshe ay ku doonayso inay dib ugu qabsato Magaalada Muqdisho oo ay inteeda badan gacnta ku hayaan xoogagga Islaamiyiinta ah ee ka horjeeda.


Taliyaha Milatariga Soomaaliya Gen. Maxamed Geelle Kaahiye oo Wargeyska New York Times wareysi siiyay ayaa sheegay in dowladdiisu ay u diyaarisay ciidamo sidii ay dib ugu qabsan lahayd Muqdisho.


"Gargaarkii hubka ahaa ee ay dowaldda Mareykanku noogu deeqday wuxuu naga caawin doonaa inaan dib u qabsanno Magaalada Muqdisho iyo dalka oo dhan" ayuu yiri Gen. Kaahiye oo sheegay in dagaalka ay dhawaan bilaabi doonaan.


Dowladda Mareykanka ayaa si weyn uga walwalsan arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan inay Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin la wareegto awoodda guud ee dalka ayna dowladda xididada u siibto.


Sarkaal horay ugu hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in hal askari oo Mareykan ah uusan cagaha dhigeyn Soomaaliya, balse uu ka kaalmeyn doono dhinacyada ciidamada iyo hubka.


Gen. Kaahiye wuxuu sheegay in talooyin ay ka helaan Mareyanka, kuwaasoo ku aadan sidii ay dagaal ula geli lahaayeen xoogaga Islaamiyiinta ah, ayna yihiin kuwo faa'iido badan u leh inay dalka oo dhan qabsato Dowladda Soomaaliya.


Dalka intiisa badan waxaa gacanta ku haya Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin iyadoo ku hanjabtay inay la wareegi doonto dalka oo dhan, taasoo cabsi weyn ku ahayd Dowladda Soomaaliya oo ka baqaysa in xilka laga tuuro.


Xigasho Hiiraan Online

Sawir
Sawir
Email : bibisoftware@gmail.com
Copy right © Galgaduud News Online 2007- 2010 powered by Horyaal Software Solutions