|
Magaalada Kampala ee dalka Uganda waxaa maanta ka furmay shir ay isugu yimaadeen hogaamiyaasha suxufiyiinta qaarada afrika qaarkood. Shirka ayaa waxaa daaha looga qaadayay ololaha caalamiga ah ee lagu hormarinayo Anshaxa Saxaafadda.
halkaan ka aqri warkoo dhan:
Kulan Lagu Hormarinayo Anshaxa Saxaafadda Afrika oo Maanta ka furmay Magaalada Kampala
|