Murtida Maanta iyo Mr Been
MUUSOW (GABAY)
SIIRADII RASUULKA SCW IYO QISADII BAXIIRA
Murtida Maanta iyo Danyare Miskiin Alaale
Barnaamijka Diirada Todobaadka. Yaa kadambeeyay Qaraxii Shalay?
DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA SCW
QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB
Barnaamijka Diirada Todobaadka Malasocotaa in Gobolada Bay iyo bakool laga bilaabay in lagubo kitaabka Qur’aanka? (Qiso Dhab ah)
Qabuura Faagista Shabaab iyo Qaaya tirista Diinta
Cadaalad Darada Al-shabaab Canbaareyn uma Baahnee, cudud ayay u Baahantahay iyo Ciidan iska Celiya!!!
SOMALI LINKS
04:00 GMT
ahlusunna
bbcsomali
Dalkanews
Dayniile
goobjoog
Hiiraan
hiiran.com
Horyaal Software
Maaryaa
Mowliid.com
Mustaqiim
Shaaficiyah
Somalitalk
SomaliTalk
SOMTV
sultan.org/a
Waagacusub.com
NON SOMALI LINKS
الجزيرة Aljazeera
العربية Alrabiya
الصوفية Al-Suufiyah
BBC Arabic
Bouti
[ 2010-03-05]    Murtida Maanta iyo Danyare Miskiin Alaale
 

Shariifkii dharkii Culimanimada waatuuray. Tuute ayuu labistay.


Cimaamad,Koofi iyo Qamiisna maba maqli karo, waa horaa ugu dambaysaday.


Maalintii Hellary kilintoon uu salaamay Nairobi kadib  waa iskatuuray. Maalintaas loogama horayn wadaadka.


Ma iyadaa kutiri ? yaanan kugu arag kulankanaga dambe Qamiis iyo cimaamad toona.


 Shiiqnimada miyaa markii hore been ahayd. Mise kuwa kasoohorjeeda dartood ayuu u nacay?!!.


Shariif sakiin ayaa kulataliyaan umalaynaa iska tuur waxaan Madaxwayne Qamiis sita Beesha Caalamku majeclee.


Tuutahana maxaa ugaliyay?. Ma Ciidamada Amisom ayuu rabaa in uu u ekaado  oo uu kudhexdhuunto.


Danyare Miskiin Alaale


Comments are closed

Sawir
Sawir
Email : bibisoftware@gmail.com
Copy right © Galgaduud News Online 2007- 2010 powered by Horyaal Software Solutions