Murtida Maanta iyo Mr Been
MUUSOW (GABAY)
SIIRADII RASUULKA SCW IYO QISADII BAXIIRA
Murtida Maanta iyo Danyare Miskiin Alaale
Barnaamijka Diirada Todobaadka. Yaa kadambeeyay Qaraxii Shalay?
DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA SCW
QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB
Barnaamijka Diirada Todobaadka Malasocotaa in Gobolada Bay iyo bakool laga bilaabay in lagubo kitaabka Qur’aanka? (Qiso Dhab ah)
Qabuura Faagista Shabaab iyo Qaaya tirista Diinta
Cadaalad Darada Al-shabaab Canbaareyn uma Baahnee, cudud ayay u Baahantahay iyo Ciidan iska Celiya!!!
SOMALI LINKS
04:00 GMT
ahlusunna
bbcsomali
Dalkanews
Dayniile
goobjoog
Hiiraan
hiiran.com
Horyaal Software
Maaryaa
Mowliid.com
Mustaqiim
Shaaficiyah
Somalitalk
SomaliTalk
SOMTV
sultan.org/a
Waagacusub.com
NON SOMALI LINKS
الجزيرة Aljazeera
العربية Alrabiya
الصوفية Al-Suufiyah
BBC Arabic
Bouti
[ 2010-03-05]    Maamulka Ahlu Sunna ee Bartamaha Soomaaliya oo wariyayaasha ku sugan halkaa
 

Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxa ay fareen wariyayaasha ku sugan dhulka ay maamulaan in ay in ay isku soo diiwaan geliyaan mudo 3-maalmood ah .



 



Shir jaraa’iid oo uu maanta bartamaha dalka Soomaaliya ku qabtay qadka taleefoonka madaxa Warfaafinta maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/laahi Afhayeen Sheekh Cabdullaahi Al Qaadi ayaa waxa uu shaaciyey in maamulka Ahlu Sunna wal jamaca ay farayaan saxafiyiinta ka hawl gala degaannadaas in ay isku soo diiwaan geliyaan waqtiga loo qabtay.



 



Afhayeenka Ahlu sunna wal jamaca Sheekh Qaaddi ayaa Waxa uu sheegay in laga bilaabo 2-da bishan ilaa iyo 5-ta inta u dhaxeysa laga doonayo in ay isku soo diiwaan galiyaan dhamaan Saxafiyiinta ka howlgala deegaanada ay gacanta ku hayaan maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna wal jamaca.



 


Ma ku saxanyihiin Ahlu Sunna Amarkaa?
Yes
No
I don't know
Sawir
Sawir
Email : bibisoftware@gmail.com
Copy right © Galgaduud News Online 2007- 2010 powered by Horyaal Software Solutions