Murtida Maanta iyo Mr Been
MUUSOW (GABAY)
SIIRADII RASUULKA SCW IYO QISADII BAXIIRA
Murtida Maanta iyo Danyare Miskiin Alaale
Barnaamijka Diirada Todobaadka. Yaa kadambeeyay Qaraxii Shalay?
DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA SCW
QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB
Barnaamijka Diirada Todobaadka Malasocotaa in Gobolada Bay iyo bakool laga bilaabay in lagubo kitaabka Qur’aanka? (Qiso Dhab ah)
Qabuura Faagista Shabaab iyo Qaaya tirista Diinta
Cadaalad Darada Al-shabaab Canbaareyn uma Baahnee, cudud ayay u Baahantahay iyo Ciidan iska Celiya!!!
SOMALI LINKS
04:00 GMT
ahlusunna
bbcsomali
Dalkanews
Dayniile
goobjoog
Hiiraan
hiiran.com
Horyaal Software
Maaryaa
Mowliid.com
Mustaqiim
Shaaficiyah
Somalitalk
SomaliTalk
SOMTV
sultan.org/a
Waagacusub.com
NON SOMALI LINKS
الجزيرة Aljazeera
العربية Alrabiya
الصوفية Al-Suufiyah
BBC Arabic
Bouti
[ 2010-03-05]    Magaalada Colombus ee Wadanka Maraykanka ayaa waxaa lagu qabanayaa Maalinta
 
Sawir Magaalada Colombus ee wadanka maraykanka ayaa waxaa hada ka socda qaban qaabada xaflad weeyn oo lagu dhigayo halkaas xafladaasi oo qayb ka ah xuska nabigeena NNKH, waxaana lagu wadaa in ay dhacdo sabtida soo socota waxana ka soo qayn galaya culuma caanka ah aduunka kuwasoo ka kala imaanaya qaaradaha aduunka.
 
Culumada ka soo qayb galaysa xafladaas lagu dhigayo magaalada colombus ayaa waxaa ka mid ah shiiq yuusuf Koraye, Shiiq Maxamuud iyo Shiiq C/qaadir Cali Madaw oo ka imaanaya magaalada nayrobi ee wadanka Kenya waxaaana sidoo kale goobtaas ka sugan dadweeyne kale oo aad u farabadan.
 
F.G Xafladan waxaad si toos ah uga daawan kartaa websiteka bartamaha.com 
 

Seed u aragtaa Qormadaan
Yes
No
I don't know
Sawir
Sawir
Email : bibisoftware@gmail.com
Copy right © Galgaduud News Online 2007- 2010 powered by Horyaal Software Solutions